Site icon Daruur درور

Riyada gabar jimaac la samaynayso nin aysan aqoonin

Su’aasha:

Waxan ku riyooday anigo galmo la samenayo nin aanan aqoonin hadana aan aad u raaxesanayo

Riyada gabar jimaac la samaynayso nin aysan aqoonin
Riyada gabar jimaac la samaynayso nin aysan aqoonin

Jawaabta:

Gabar doob ah haddii ay ku riyooto iyadoo nin galmo la samaynayso waxay tilmaamaysaa riyadaas gabadha xaalkeeda inuu si fiican isu badali doono isbadalkaas guur ayuu noqon karaa, haddii ay tahay gabar xaas leh waxay gali doontaa nolol raaxo leh oo degan, guud ahaan riyada galmada ma aha riyo xun waa riyo raaxada qofka tilmaamaysa iyo mustaqbalka noloshiisa.

Exit mobile version