2 blse markale aya waxa aan riyo ku arkay, iyado dhibaataysan, korkeedana dhib ka muuqdo, oo murugsan, oo wajigeedu aad umadaw yahay, dadkuna ay leeyihiin,
Hebel (qof ay magaciisa sheegayeen) aya sharaf teedi meel kaga dhacay oo sidan u galay.
Bal anigu ka yaabay waxa igu soo cel-celinaya riyadan’e, bal maxay noqon fasirkeedu?
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inuu dhib haysto oo laga yaabo nin inuu dhib u geystay oo ay qarsanayso dhibkaas, riyada waxaa ka muuqata gabadha inay ka shallaynayo arintaas.
Waxaa laga dareemayaa xaalka gabadha inuu iska badalay siduu ahaa mar hore.