Riyada gabar dhabarka hab iga siinayso igana qaniinayso
Su’aasha:
Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak ilaahay ha ku xagido sheakh adigana sigaara
waxaan ku riyooday anoo qol wayn wada seexanayno dad badan oo raga furaashyo ku seexanayno kabacdi anuu meelka mida qolkii u guuray oo ay iga soodaba guureen
kabacdi gabadh aan ilmader nahay oo in ay hanti ka khiyaanto rabta nin dabadeed aan ka diiday in ay sidaa yeesho waliba waraaqo ayay sidatay
kabacdi anagoo gabadhii qolwada joogna ayaa waxa Nala joogay oo kursi ku fadhiyay wiil aan ilmader nahay oo kabaha waawayn xidhanayay ka bacdi gabadhi ayaa intay soo kacday hab I dhabarka iga qabsatay ayay I qaniintay hadana iga leefayso aadmodsysay hadana I qaniinaysay
Allah mahadleh
riyadani haday tahay mid fiican oo kalya hala fasiro hadiikale oo mid xun tahay Uma baahni mahadsan tihiin
