Site icon Daruur درور

Riyada gabar aan qaangaarin oo galmo iga codsaneysa

Su’aasha:

Waxaan xaley ku riyooday gabar yar oo aan wali qaan gaarin oo jilbaha iiga dhagan oo igu qasbeysa inaan u galmoodo arintaas maxaa lagu fasiri karaa?

Riyada gabar aan qaangaarin oo galmo iga codsaneysa
Riyada gabar aan qaangaarin oo galmo iga codsaneysa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad qaraabo ah oo u baahan daryeel iyo wax in loo qabto, riyada galmada ma aha hadda mid galmo caadi ku saabsan, waayo gabar yar looma galmoodo riyada waa wax la xiriira in lagaa rabo dad inaad wax u baato dadkaas way liitaan sida caruur oo kale oo u baahan in wax loo qabto.

Exit mobile version