Site icon Daruur درور

Riyada gabadh igu leh waanku jeclahay

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahan ehelu karamka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo ay gabadh aad u qurux badan oon garanayo ii sheeganayso in ay I JECESHAHAY waliba ay rabto inaan guursado aadna midaasi iigu adkaynaysa una rabto
Allah mahadle.

Riyada gabadh igu leh waanku jeclahay
Riyada gabadh igu leh waanku jeclahay

Jawaabta:

Riyada qirashada jacaylka inta badan waxay tilmaamaysaa guusha uu qofka heli doono iyo qadarinta dadka ay qadarinayaan, waxaa kaloo ay noqon kartaa riyada guur kuusoo dhow waxaa laga yaabaa inay tahay gabadha aad aragtay oo kuu sheegtay inay ku jeceshay xaaskaaga mustaqbalka iyada ama gabar kale almuhim waa gabar ku jecel oo aad guursan doonto.

Exit mobile version