Riyada gabadh igu leh si dhakhso ah naagu kaalay
Su’aasha:
Asc Allah mahadleh
Webka Daruur waa adeega shacabka
loogu kalsoonida badan yahay
Waananu jecel nahay Allah macak
Waxaan ku riyooday anoo ay ila soo hadashay gabadh aabaheed xanuun Sanaa
oo ay igu leedahay si dhakhso ah noogu kaalay
Ana aanku idhi Haye
Allah mahadleh
