Site icon Daruur درور

Riyada gabadh aad u qurux badan oo naasaha is saartay

Riyada gabadh aad u qurux badan oo naasaha is saartay

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiid gud ahan webka gaar ahan culimada sida sharafta badan ee cilmiga waynle kor ilaahay ha idiin qaado
Allah macak
Waxan ku riyooday anoo furaash ku jiifa ayaa waxaa ila joogtay gabadh aad u qurux badan ilaa xad oo indho waawaynle waxay fadhiday dhinacayga kabacdi waxay ku istaagtay lawyadeeda kabacdi waxay leecday ama ay tiigsatay dhinacayga shishe iyadoo xidhan dirac qafiifa oo jidhkeedoo dhami muuqdo ayay laabta isaartay naasaheeda ilaa caloosha iyadoo qoslaysa ayaa arkayay ana waan habsiiyay waananu wada faraxsanayn
Allah mahadle

Riyada gabadh aad u qurux badan oo naasaha is saartay
Riyada gabadh aad u qurux badan oo naasaha is saartay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa raaxada adduunka inaad gali doonto, guur iyo hanti iyo magac, gabadhaas diraca khafiifka xiran waa astaan adduun oo barwaaqo ay ku jirto,  dharka khafiifka ay xiran tahay waa raaxada nolosha aad ku raaxaysan doonto, naasaha ay ku saartay waxay astaan u yihiin ubad, riyada waa riyo mustaqbalka noloshaada tilmaamaysa.

Riyo istiin ban kusoo kacay markaasan biyabaxay ma dhib baa

Dreaming describes the pleasure of the world that you will enter, marriage and wealth and name, that girl wearing a thin messenger is a symbol of a world in which prosperity is, the thin clothes she wears are the pleasure of life you will enjoy, the breasts she has put on are a symbol of a child, dream is a dream that describes the future of your life.

 

Exit mobile version