ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK
WAXAAN KU RIYOODAY GABADH AAD U QURUX BADAN OO INDHO WAAWAYN
OO MEEL FADHIDA WAAN SALAMAY WAXAN KU IDHI WAAN KAA HELAY MAGACAA AAN IS BARANEE,
IYADOO QOSLAYSA OO AAD U FARAXSAN AYAY IGU YIDHI MAGACAYGU WAA FARAXA
WAAN LA YAABAY WAXAN IDHIIBAY PHONKAY OONKU IDHI NUMBER KAGA IIGU QOR
WAAANAY IIGU QORTAY
AADNA WAY II SOO DHAWAYSAY
IYADOO QOSLAYSA
ALLAH MAHADLEH