Site icon Daruur درور

Riyada gaariga baska oo la tagayo alaabta ama boorsada

Riyada gaariga baska oo la tagayo alaabta ama boorsada

Riyada:

Asc sheikh hooyo waa garoob mse carmal wxy ku riyoote iyado bas ka tage. Dad meesha taagan bay u calacashe gaariga kaas bay iga tageen bay ku tiri. Borsadeeda iyo alab igu jirte ayu igala tage side u gaara baskan. Baskan ma gaareyside iska daa naftaada halis ha galin ba la dahy.hooyo ne wxy dahde jidkan aya ku orda hdn gaari karo waa soo quurana.iyaga iska daa bay lahayeen.kas bay I yeelen o iiga tageen in borsadeyda garigooda saarantahy way ogyhin alabteyda kuli bay igala tageen ayay ku calaacashe hooyo.ddki wxy ku dhaheen gariigas qabilkaaas baa iska leh dhulkaas buu aade. Mgc qabiil bay u shegeen..borsada madow wye kuwa safarka ah.gaariga nocisa waa bas madow iyo green mse cagaar isku jiro. Mesha duur ba ka soo dhawa bay tiri hooyo aan ddka la tagna

Riyada gaariga baska oo la tagayo alaabta ama boorsada
Riyada gaariga baska oo la tagayo alaabta ama boorsada

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo ay qaban rabtay inay adkaan doonaan.

Waxaa laga yaabaa safar ama wax kale oo ay rabto inaysan u suurtagalaynin hadda.

Dib ayay u dhici doontaa, waxaa dhici karto mar kale inay u suurtagalaan arrimaheeda.

Haku dadaasho akhriska quraanka iyo ducada si Ilaahay arrimaheeda ugu fududeeyo.

 

Riyada gaariga halkan ka dawaawo iyadoo faahfaahsan.

 

The dream indicates that things she wanted to do will be difficult.

Maybe a trip or something else she wants is not possible for her now.

It will happen later, it is possible that her things will be possible again.

She should strive to read the Quran and pray so that God can make things easier for her.

Exit mobile version