Site icon Daruur درور

Riyada gaari cusub la iibsanayo

Su’aasha:

Walaalayal waxaan ku riyooday aniga oo gaadhi cusub soo iibsaday oo wata ii fasira micnaheda.

Riyada gaari cusub la iibsanayo
Riyada gaari cusub la iibsanayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax ku farxadgaliya, sidoo kale inay kuu fududaanayaan arrimahaaga, waxaa dhici karta haddaad doob tahay inaad guursato gabar yar oo qurux badan.

Riyada gaariga cusub waa wax fiican.

Exit mobile version