Riyada gaadhiga shidhka la raacayo

Riyada gaadhiga shidhka la raacayo

Riyada:

Waxaan ku riyooday 2 habeen oo isku xigta anigoo gaadhi shidhka hore saaran xalay waxaan raacay gaadhi yar mid ila socdayna oo adin wax ka qabay dushuu fuulay Anna shidhkaan galay anigoo leh kalkan madaxdaaa iska leh waanu dhaqaaqay gaadhigi habeen horena wuxuu ahaa gaadhi wayn waxaa shidhka ila saaraa nin kale oo qiima leh waxaan ku faraxsanaa in lay arkay anigoo ninka shidhka lasaaran safar baanu ahayn iisoo fasir sheekh

Riyada gaadhiga shidhka la raacayo
Riyada gaadhiga shidhka la raacayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa rag culus inaad wax la wadaagi doonro oo aad wax ka heli doonto.

Sidoo kale inaad yeelan doonto awood iyo magac aad wax ku haggaamiso.

Riyada waa riyo fiican.

Riyada gaadhiga halkan ka daawo

 

The dream indicates that you will share things with important men and you will gain something from them.

Also, that you will have power and a name to lead things.

The dream is a good dream.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More