Site icon Daruur درور

Riyada furayaal badan oo kor u toorayo

Riyada:

Asc waxaa gaari kaga xumaaday meel nin anu sxb nahay
kadibna wuu ii yimid waan raacayna waxaanu sii qaadnay makaaniyo sameeya gaadhiga qoladii samaynaysay intay waday ayaanu meel fooq qabyo ah ayaanu tuhurkii ku tukanay kadibna gaadhigaygiina hoostanu dhignay kabacdi furaash yadan safarka loo qaato ayaanu lasoo dagnay kadibna waanu is ag dhiganoo ku seexanay seexanay
waxaan ku riyooday furihii gaadhigayga iyo furayaal kaloo ku xidhnaa ayaan kor u tuuray kabacdina madaxayguu ku ah dhacay kabacdi sxbkaygii garab Hurday ayaa naxoo kor u booday ana lamaan Hadlin Allah mahadle.

Riyada furayaal badan oo kor u toorayo
Riyada furayaal badan oo kor u toorayo

Fasirka:

Riyada waxay tilaamaysaa arrimo adiga iyo saaxiibkaaga idinku saabsan  inay la soo gudboonaanayaan isbaddalo waliba mashaakil la socda, sidii loo xallin lahaana adiga lagaaga baahan yahay.

Exit mobile version