waliba riyadani hada ku riyooday oo xagayaga habeen ah
walina waagii muu baryin
isla markii aan soo baraarugay ayaan soo diray waxan ka baqay Bari inaan Kala ilaawo
waxaan riyada kula yaabay
roobkii riyada da’ayay
markan soo baraarugay
dhabuu uda’ayay
markan aan fariinta kuu soo dirayay
hada
waad mahadsan tihiin
Allah mahadleh
Jawaabta:
Riyada waxay tillmaamaysaa magac iyo caannimo laakin waxay wadataa wax yar dhib iyo rafaad, waxaa laga yaabaa dad inay jiraan oo aan wax fiican kula rabin oo ay kaa qasayaan wixii kuu fiican, iska jir dadka qaar.
Marka ugu dambaysop waad ka badbaadaysaa dhibka iyo rafaadka guul ayaa kuu dambaynaysa.