Site icon Daruur درور

Riyada dumar meel luuq ah ku weysaqaadanaya

Su’aasha:

Asc Wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo suuqa meel uu iiga muuqdo joogo waxa ila socdo hooyo iyo naag kale markase dheheen waan wesa qaadaneynaa meel luuq ayan galnay waanu wada weyso qaadanay. Jazakaallh.

Riyada dumar meel luuq ah ku weysaqaadanaya
Riyada dumar meel luuq ah ku weysaqaadanaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa towbad iyo dambidhaaf iyo dahaaro iyo wanaag, weysaqaadka waa wax fiican oo diinta fartay oo qofka isku dahiriyo, marka riyada waa riyo fiican oo khayr wadata.

Exit mobile version