Site icon Daruur درور

Riyada dilka jiniga maxaa lagu fasiraa

Su’aasha:

Waxaan arkay anoo ka adaakay jiniyaal badan oo laayay maxay noqoneysaa riyadan?

Riyada dilka jiniga maxaa lagu fasiraa
Riyada dilka jiniga maxaa lagu fasiraa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in Alle uu kaa badbaadin doono shayaadiin badan oo dhib kuu geysan rabay, riyada dilka jinka waa riyo fiican oo bishaaro u ah qofka muslinka ah.

Waxaa kaloo lagu fasiri karaa burinta sixirka, jinka ayaa sixirka soo qaada iyagaa u adeega qofka sixiroolaha ah, marka dagaalka lala galayo waa dagaal lala galayo sixirka iyo dadka sixirka wata.
Laakin sida la og yahay shayaadiinta kama haraan qofka muslinka mar kaste qaab kale ayay ugu yimaadaan, mar qaab aadane midkaas ayaana ugu daran.

Marka iska ilaali oo adkaarta akhriso mar walba.

Exit mobile version