Site icon Daruur درور

Riyada dibqalooca iyo dadka oo qalad ii fahmaya

Riyada dibqalooca iyo dadka oo qalad ii fahmaya

Su’aasha:

asc bahda daruur wa idin salaamey waxaan kuriyoodey labo riyo aad uga naxey:

mida kowaad waxey ahed meesha an kashaqeyo dadka jogo aya iga so horjestey ano saxsana ayey qalad iifahmen markas aya qof waliba hadalkega yeeli wayey waxey igu timaamen qof xun ano beri ah marki danbe ano bixi rabo aya qof an waligey arkin dadka ushegey in aniga an qof xun aheyn oo aan beri ahey dadki markasi ayey ogaaden iney iga qaldanayen waxana qaladkasi iga fahamey mid an hada sxb nahey oo an kukalsonahey sirtedana an ushegto isaga sababtisa aya arintaasi qaladka la ii fahmey ah iigu dhacdey.

riyada 2aad waa waxaan isla soconey isla qofkasi sxbkega an kusheegayo masaajid ayan galney salad ayn tukanaayey rakcadi ugu danbesey ayn kagaarey sxbkena waxaan arkeyey ano salada kujira asigo waxba kuso gaarin oo kaligisa tukanayey kadib waxaan arkey ano salaadi kujira dib qalooc biibaysa wey biibeysey dhinacega ayey soo martey labo jeer waxaan ku siktey iney iqaniinto balse ima qaniinin korkegaa wey taabatey maxey noqon karta riydaasi lkn qofkasi ila socdo labada riyo hada sxb ayn nahey waa nin ahlu quraan ah wax xumaan ah kuma ogi wana nin wax badan kafaaidey teda teda kale riyooyinkan markan ku riyonaayey waxaan seexdey ano janaabo qaba.

Riyada dibqalooca iyo dadka oo qalad ii fahmaya
Riyada dibqalooca iyo dadka oo qalad ii fahmaya

Jawaabta:

Labada riyo xiriir ayaa ka dhexeeya waxayna tilmaamayaan qof inuu jiro dhib kula rabo, waliba waxaa xoojinaya fasirkaas dibqalooca  iyo  qofkaas salaada gooni u tukanaya.

Guud ahaan iska ilaali qofka aad is leedahay dhib ayuu kula rabaa adoon qof wax ku tuhumaynin ayaad iska ilaalin kartaa, xataa hadduu yahay ninka aad leedahay waa saaxiibkayga.

Riyada waa digniin oo lagaaga digayo dad cadow ah .

Riyada xaaskayga oo igu soo tuurayso dibqalooc madow

There is a relationship between the two dreams and they indicate that there is a problem for someone who wants you, each is reinforced by this interpretation and that person praying separately.

Generally be careful of the person you are having with wants you in trouble and you can be careful of yourself without someone complaining, even if the man you have is my friend.

Dreams are warnings against enemies.

Halkan ka daawo riyada dibqalooca oo faahfaahsan

 

Exit mobile version