Site icon Daruur درور

Riyada dad qaawan lala jiifanayo

Riyada dad qaawan lala jiifanayo

Riyada:

Wxa ku riyoday ano la jiifa dad ajaniba oo badan labadyada xubnood ee taranka isma taaban lkn ayga oo qawan ban la jiifay wx shahwana igama iman

Riyada dad qaawan lala jiifanayo
Riyada dad qaawan lala jiifanayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo badan oo kuu qarsoonaa inaad dadka u muujin doonto

Waxaana laga yaabaa fidno inaad ku dhacdo, iska ilaali xumaanta waliba dumar inaad wax ku samayso.

 

Halkan ka daawo riyada qofka qaawan

 

Dreaming describes many things that you are hiding that you will reveal to people

And you may fall into temptation, and beware of all evil to women, that you may do something to you.

 

Exit mobile version