Riyada dad cudurka aydhiska qaba oo aan ka cararayo

Su’aasha:

Waxaan ku riyoodey anigoo magaalo Bad leh tagey oo ay guryo ku dhaxyaalaan bada dhaxdeeda markaasaan quf weydiyey waxa la iisheegey in ay tahay meel dadka HIV ga qabo lagu xanaaneeyo kadib ayaan kasoo tagey markaasaan waxaan arkey dad isoo bursanaya oo in ay HIV igu daartaan raba micnaha dhiigooda iyo keyga islu daraan maxaa lagu fasiri karaa riyadaas.

Riyada dad cudurka aydhiska qaba oo aan ka cararayo
Riyada dad cudurka aydhiska qaba oo aan ka cararayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad dhib kaaga imaan karo oo aad la socoto, riyada waa digniin, cudurka aydhiska wuxuu ka mid yahay cudurada daran oo aad looga baqo, layskana qaado marka riyada waa digniin iska ilaali dad laga yaabo inay kuu keenaan dhibaato weyn iyo halis daran.

يشير الحلم إلى أن هناك أشخاصا يمكن أن يأتوا إليك بمشاكل وأنت تراقبهم، والأحلام تحذير، والإيدز من أكثر الأمراض الشديدة المخيفة، ويتم أخذه بعيدا عندما تكون الأحلام تحذيرات احذر من الأشخاص الذين قد يسببون لك مشاكل خطيرة ومخاطر جسيمة.
من يرى نفسه في المنام مصاب بمرض خطير كـ ( مرض الايدز ) يشير إلى نقصان في دينه أي أنه يفعل الذنوب والمعاصي ولا بد له من مراجعة نفسه و التقرب إلى الله بالطاعات وتجديد العهد به .

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More