Riyada daawashada qorraxda maxaa lagu fasiraa
The dream of sun
Su’aasha:
Asc
Waan idin salaamay ugu hore waxan rabaa in riyaa ku riyoday ley fasiro insha allah waxan ku riyoday anigo qoraxda la joogo iftinkeda nurka kabaxayo iyo qabaka allah usameyay aa indhaheyga ku raxeysanayan qofna ilaa ma jogto Subaxana allah hada so xasuusta walii waa darema sidaa ugu qanacsanay iftinka qoraxda masha allah nimcoyinka allaha maxa lagu fasira qoraxda. Waxan ahay cadi aahan qof jecel qoraxda in fiiriso yarabteyda ilaa hada oo jiro 32 sano .asc insha allah waa idinka sugaa jawabta.
