Riyada daawashada filimada xunxun iyo waanada walaasha

Su’aasha:

Waxaan ku riyoodey Aniga oo film xumaan fiirsanaayo oo walaasheyda iga weyn i waanineyso oo aan anigane ka xishoonaayo maxaa lagu fasirika raa.

Riyada daawashada filimada xunxun iyo waanada walaasha
Riyada daawashada filimada xunxun iyo waanada walaasha

Jawaabta:

Riyada daawashada filimada xunxun ama filimada galmada waxay noqon kartaa inaad ku dhaqaaqi rabto qaladaad oo lagaaga digayo inaad ku dhacdo, waliba qaladaadkaas waxay la xiriiraan wax laga xishoodo, waa riyo digniin ah oo la rabo inaad ka fogaato, waxaana taas kuu caddeynaya xishoodka aad ka xishootay walaashaada marka ay kaa waanisay fiirsashada filimada xunxun.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More