Asc , nin wuxuu arkay nin kale oo dhabta usaaran canug yar , marka ninka wuxuu ku dhahay iriixriix ninka canuga haayay wuu dhigay canuga , kadib wuu bilaabay inuu uriixriixo , islamarkii wuxuu arkay ninkii daliiqa bilaabay canugii afka gashtay canug yar kale dabadiisa oo ka socoda xaar , canugii yaraa afkiisa iyo wajigiisa xaar ah , dadkii oo dhan way yaabeen, waxay bilaabeen inay raadiyaan biyo si looga dhaqo wajiga , maxay noqoney .
Jawaabta:
Riyada sida ka muuqata iyo fasirkeeda way kala duwan yihiin qofka markuu arko riyada noocan oo kale wax xun ayuu u qaadanaa, laakin riyada macne kale ayay wadataa oo ah dhereg iyo barwaaqo xaarka wuxuu astaan u yahay arsaaq iyo barwaaqo illeen qof cunto ka dhergay ayaa xaar badan la kulmaya, waxaa kaloo ay noqon kartaa qofka in murugta ka bixi doonto, guud ahaan riyada ma xuma.