Site icon Daruur درور

Riyada cunintaanka nanac kulaylka

Su’aasha:

Asc asxaabta Daruur meel walba aad joogtaan waxaan rabaa inaad iiga jawaabtaan riyadaan waxaa ku riyooday anigoo cunaya ninac kuleel riyadaas mexee tahay wll.

Riyada cunintaanka nanac kulaylka
Riyada cunintaanka nanac kulaylka

Jawaabta:

Riyada nanaca kulaylka waxay tilmaamaysaa qofka inuu ku noolaan doono nolol degan oo xasilooni leh, sidoo kale wuxuu ka heli doonaan dadka qadirin iyo jacayl wuxuu lahaan doonaan nasiib fiican, waa riyo wanaagsan.

Nanaca kulaylka wuxuu ka samaysan yahay geedka lagu magacaabo naacnaac نعناع waa geed dadka soo jiito shaaha lagu darsado oo caraf fiican leh.

Exit mobile version