Site icon Daruur درور

Riyada cunida hilibka karsan

Riyada cunida hilibka karsan

Riyada:

Asc sheekh waxaan ku riyooday aniga oo jooga meel alla bari ka jiro islaan ayaa haysay wiil yar ay gabar uhaysay markay ku daashay ayay idhiibtay markaa ayaan ka walwalay inuu igu kaajo waayo salaad ayaan sugayay cabaar kadin waxaa naloo keenay cunto markaas ayaan waxaan kala baxay lafta dhuuxa leh waxaan ka cunay xogaa hiliba lkn waxaan aad udanaynayay dhuuxa ku jira

Riyada cunida hilibka karsan
Riyada cunida hilibka karsan

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa wax fiican inaad helayso

Wax aad faa’ido leh waxaana laga yaabaa inaad ka hesho dad qaraabada ah

Waalaal ama aabe ama adeer iwm.

Riyada waa bishaaro

 

Riyada hilibka karsan halkan ka daawo

 

Dreaming indicates a good thing to get

Something very useful and you may find relatives

The brother or father or uncle etc.

Dreams are good news

Exit mobile version