Site icon Daruur درور

Riyada culayska xabadka kaa fuulaya

Su’aasha:

Waxan rabaa inad ii fasirtaan riyada uu arko qofka marka uu hurada ku laabto gaar ahaan salaad subax kadib, culays xabadka kaa fuulaya sida qof ku ceejinaya oo kale wadnahana aad baay kuu garaacmayaan riyada taas maxaa la dhihi karaa qofka wuxuu soo toosaa asoo dhidid ka socda.

Riyada culayska xabadka kaa fuulaya
Riyada culayska xabadka kaa fuulaya

Jawaabta:

Riyada noocaas ah waa riyo shaydaan ah qofka wuxuu dareemaa ciriiri daran xataa inuu hadlo ayuu rabaa ama uu qayliyo laakin ma awoodo, haddii aad isku aragto riyadaas waxaa lagaa rabaa inaad quraan akhrisato waa shaydaan wax fasir ah ma laha.

riyadan waxay badan tahay subaxdii ama aroortii

Exit mobile version