Site icon Daruur درور

Riyada caruur jaranjarad laga tuurayo

Su’aasha:

Wll waxaan ku riyooday gabar aan saaxiibo nahay oo itiri kalay suuqa dukaan ii raac anoo laamiga wax ka gadanaya waan racay waxana watay wiil iyo gabar yar yar markàn cabaar so conoay waxaan koray jaran jar dheer caruurtii waan ka adajin waya waxan dhahay caruurta mid ii daji wayna i diiday wan baryay adaa isoo ii lahaa in aan ka axagan imadee way idiiday maxa iga agalay bayna lahayd markay dagatay bay tiri keen kunuga waan u dhiibay jaran jar dheer oona markii hore arkayn bayba ka tuurtay cunugii waa sii wiwliganayay ana waxan lahà waad i khayaantay ii fasir wll khayr ilahay haku siiyee.

Riyada caruur jaranjarad laga tuurayo
Riyada caruur jaranjarad laga tuurayo

Jawaabta:

Walaal riyadan mar hore ayaa laguu fasiray intaadan kusuoo celinin eeg riyooyinka la fasiray oo ugu dambeeyay.

Riyadaada fasirkeeda halkan ayaad ka heli kartaa:

 

https://daruur.com//riyada-gabar-saaxiibtayda-oo-ii-xanaaqsan-iyo/   

Exit mobile version