Site icon Daruur درور

Riyada Busta iyo ciidda guriga soo galayso

Riyada Busta iyo ciidda guriga soo galayso

Riyada:

Waxan ku riyoday Guri waliba qolkayga oo ay Soo gashay bus aad u badan iyo carro waliba anigo iska nadiifiyay sheekh

Riyada Busta iyo ciidda guriga soo galayso
Riyada Busta iyo ciidda guriga soo galayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub oo raaxo leh inaad gali doonto

wixii mashaakil jiray inaad ka baxayso inshaa Allaah waa riyo wanaagsan

 

Halkan ka daawo riyada boorka iyo habaaska

 

Dreaming describes a new comfortable life you will enter

What you used to do is a good dream.

Exit mobile version