Riyada bisad ila hadashay xumaana iga celisay Amar Alle

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA JOOGA GABADH AAN JAAR NAHAY
KABACDI WAXAAN KATAABTAY AMA SALAAXAY NAASAHA IYO FARJIGA
KABACDI WAXAY IGU TIDHI WAXAAD IIGU TIBAADAA HUTELKA QOLKA 9AAD
HOTEL KII AYAAN TAGAY AY JOOGTAY FURIHII AYAA LA ISIIYAY
WAAAN DHAQAAQAY
QOLKII MARKAAN U SII DHAWAHAY AYAA
WAXAA IGA HOR TIMID
BISAD MADOW WAXAY
BISADII WAY ILA HADASHAY
WAXAY IGU TIDHI ILAAHAY AYAAN XAARAN KUU QORIN
MA U TAGAYSID NAAGTA
ILAAHAY MA CAASIYAYSID
ILAAHAY BALANTAD LA GASHAY KAMA BAXAYSID WAXANAY IHAYSAA SURWAALKA OO AY
QANIINTAY WAANAY II DIIDAY INAAN GALO QOLKII
NAAGTU IGU SUGAYSAY
ALLAH MAHADLEH

Riyada bisad ila hadashay xumaana iga celisay Amar Alle
Riyada bisad ila hadashay xumaana iga celisay Amar Alle

Jawaabta:

Riyada waa riyo cajiib ah oona cad, Ilaahay wuxuu kaaga digayaa inaad ku dhacdo xumaan, iska ilaali inaad ku dhacdo sino, qof fiican baa tahay sida riyada laga fahmayo marka iska jir waa dhanbaal adag oo kaaga digaya sinada.

 

Qofkii ku riyoodo asoo mukulaalo quudinayo

 

 

الحلم حلم رائع وواضح ، الله يحذرك من الوقوع في الشر ، وتجنب الوقوع في الزنا ، فأنت شخص صالح كما يفهم الحلم ، فاحذر من أنه علامة تحذير قوية من الزنا.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More