Site icon Daruur درور

Riyada baabuurka guduudan maxay noqon

Su’aasha:

Waxaan rabaa in la ii fasiro qofkii riyo ku arko asoo fuulaya gaari guduud ah oo u  eg tagsi laakin tagsina ahayn maxaa lagu fasir karaa.

Riyada baabuurka guduudan maxay noqon
Riyada baabuurka guduudan maxay noqon

Jawaabta:

Gaariga guduudan waxaa lagu fasiraa jacayl qofkii arko asoo fuulaya gaari guduudan wuxuu helayaa xaas wanaagsan, guud ahaan gaariga waa nolol iyo badbaado iyo wax danta lagu gaaro waa farxad, marka riyada gaariga midabka guduudan leh wuxuu tilmaamayaa xiriirka ka dhexeeya raga iyo dumarka siiba jacaylka iyo guurka.

Exit mobile version