Riyada awoowe loo galmoonayo
Su’aasha:
sxbyal riyada waa kuwareeray waxaan kuriyooday awoowaheega oo ay ugalmoonayan ilmahiisa Ycnii 2wiil uu awoowe u yahay aniga ila dhasheen ayaa qolka soogalaya ayagoo dhahaya waa galmooneena kadibna awoowe oo sariirta jiifa ayee kusameenayan anigoo yaaban riyadas maxee noqon kartaa mahadsanidiin.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa labadaas wiil inay wax u qaban doonaan oo garabkiisa istaagayaan, galmada hadda waxaa lagu fasiraa waxqabad wax isaga ka faa’idaysanayo ee ha u qaadanin inay tahay wax xun, guud ahaan riyada galmada haddii aan qofka isku junuubin waa wax fiican oo waxtar iyo faa’ido isaga u ah.