Riyada awoowaha caruurta oo dhintay ku salaamayo
Riyada awoowaha caruurta oo dhintay ku salaamayo
Riyada:
Waxaan ku riyooday sodogay caruutayda awoowgood oo dhintay bari dhawayd asagoo nool dhar cusub xidhan oo intuu ii dhoola cadeeyay ayuu isalaamay iis fasir sheekh

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa farxad aad heli doontaan
Waxaad helaysaa warar ku farxiyo oo la xiriira familkaaga
Waliba dhinaca qaraabada kuu dhow waa riyo fiican.
Halkan ka daawo riyada qofka dhintay
Dreaming indicates happiness you will have
You will receive happy news about your family
It is also a good dream for your relatives.