Site icon Daruur درور

Riyada asxaabtaydii yaraantii oo fara badan

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NOO HURTEEN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHEXJOOGA SAXIBADAYDII WAQTIGII ISKUULKA DUGSIGA DHEXE
OO QAARKOD AANU KALA WADAN JOOGNO
AYAA WAXAA II YIMID SXBKAY OO WADAN KALE JOOGA
WAANU ISKU DHAGNAY SALAN HAB AH
WAXAANA NALA JOOGAY ASXAAB BADANOO WAQTI FOG IIGU DANBAYSAY
OO AANU KALA BAADNAY
ALLAH MAHADLEH

Riyada asxaabtaydii yaraantii oo fara badan
Riyada asxaabtaydii yaraantii oo fara badan

Jawaabta:

Warar aad ku faraxdo ayaad heli doontaa oo kaaga imaan doono qof aad jeceshahay qaraabo ama saaxiib wuxuu ahaadaba guud ahaan riyada waa riyo fiican oo la xiriirta xaaladda nafsiga aad ku sugan tahay.

Exit mobile version