Riyada anoo guriga la jooga gabar qurux badan
Riyada anoo guriga la jooga gabar qurux badan
Riyada:
ALLAH MAHADLEH
ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO GURI CUSUB U GUURNAY OO HOOYANA ILA SOCOTO
WAXAAN GURIGA JOOGTAY GABADH YAROO AAD U QURUX BADAN
WAXAAN KA JAQAY AFKA IYO NAASAHA
WAANAN ISKAGA TAGAY ANOO ILAAHAY XASUUSTAY OO SINO DIIDAYA WAAN KA BAXAY WAY II YEEDHAY WAANKU SUGAYA KAALAY ANA WAAN DIIDAY XUMAANTAASI
WAANAY ISKA TAGTAY MARKAN U TAGI WAAYAY
ALLAH MAHADLEH

Fasirka:
Riyada waa nolol aduun waliba waa nolol cibaadada kaa mashquulin rabto laakin waad ka adkaanaysaa,
riyadan oo kale kuwo la mid ah ayaan kuu fasiray, riyada waxaa kaloo la socota inaad tahay qof Alle ka baqaya oo diinta ku dhaqmaya,
Ilaahay khayrka iyo wanaagga ha ina waafajiyo dhamaanteen
The dream is a worldly life, a life that wants to distract you from worship, but you overcome it,
I have interpreted similar dreams for you, the dream also means that you are a person who fears Allah and practices religion,
May Allah grant us all goodness and goodness.