Riyada anoo gabar ka dhunkanaya afarta gees ee wajiga
Su’aasha:
Sxb waxaan ku riyooday anoo sujuuda labada dhabnood iyo garka ka shuminaayo gabar aan hada is jecelnahay lkn aan kala fognahay isku meel aan wada joogin gabadhaasna dhowr jeer baan ku riyooda ta kale isla riyada dhexdeeda ayaan kaga codsaday inaan dhunkado markaasa afka iga shumi idhahday anna waanka diiday bal iifasir riyadaas sxb qaaliya.
