Site icon Daruur درور

Riyada anoo dabaq dheer balakoonka ka saaran

Su’aasha:

Asc wll Jazakaallh
Waxan ku riyooday aniga iyo dad kale oo saran dabaq balakoonka ayan sarnen dabaqa aad ayu u dheera hoos aya waxa jogay niman hal nin aya u imaday markas aye ku qeyliyen oo dhaheen maxad uso daahday nin u taliyo aya lo shegay wuxu dhahay markasto wuu soo daha waqtigana ma ilaliyo ciidan ayan mooday dadki balakoonka saarnay aye dhehen daga dadki dhan wey baxen ani waxan arkay mid qamis xidhan oo dhahayo ma cafineyno mante shaqadiisa haka so baxo waqtigana ha ilaliyo wana so dagay.
Shukran.

Riyada anoo dabaq dheer balakoonka ka saaran
Riyada anoo dabaq dheer balakoonka ka saaran

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa noloshaada inay sarraynayso oo aad meel sare gaarayso haddaad ka faa’idaysato waqtigaaga oo aadan luminin waxqabadkaaga, sidoo kale aad ku dadaasho shaqadaada nooc kaste ha ahaatee shaqada guriga iyo midda kale.

Exit mobile version