Riyada Anigoo gaari wadaya
Su’aasha:
Asc waxaan ku riyooday aniga oo wadayo gaari oo aan umaleenayo in wadistiisa aan mar dhow bartay lkn Si wanaagsan aan u wado
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa amuurahaaga inay kuu hagaagayaan oo aadan dhib la kulmaynin siiba xaalkaaga iyo wixii aad hadda faraha kula jirto, riyada waa riyo fiican.