Site icon Daruur درور

Riyada aniga iyo edaday wiish la fuulayna

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday aniga iyo edaday aabahay LA dhalatay oo qof wayn ah oo aan kaxaynayo oo aan garabka hayo oo aanu wiish dheer wada fuulnay
Allah mahadleh

Riyada aniga iyo edaday wiish la fuulayna
Riyada aniga iyo edaday wiish la fuulayna

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo sarrayn kuu soo socoto, meel sare ayaad gaari doontaa, riyada eeddada waxaa lagu fasiraa farxad weyn iyo wanaag qofka uu heli doono, eeddada waxay taagan tahay booska aabbaha.

Wiishak aad fuulaysaan waa sarrayn iyo magac aad heli doonto.

Exit mobile version