Riyada adoo naag farfaraynaaya
Su’aasha:
ASC
Waxaan ku riyooday xalay anoo naag wariye caan ah oo soomaaliyed ah oo aan garanaayo farafarayaya iyaduna ila ogoshahay oo aanay is dhaqaajinayn. Markii dambe ayaan go’aansaday in aan ilaahay ka cabsado oo aan iska dhaafo naagta sidii ayaanan iskaga dhaafay oo aanan hawshii u sii wadin. Markii dambe ayaan hurdadii ka soo booday hawshii daraadeed oo aan hadana dib iska seexday.
