Site icon Daruur درور

Qofkii ku riyoodo asoo nin geedka ka qabanayo

Su’aasha:

Xaley waxaan ku riyoodey aniga oo wiil yar aan aqaano Farjigiisa u kicinaayo kadib dad aan arkaayo aan u qarinaayo farjigiisa.

Qofkii ku riyoodo asoo nin geedka ka qabanayo
Qofkii ku riyoodo asoo nin geedka ka qabanayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamysaa inaad gaari doonto wax kugu adkaa elitaankiisa, riyada sida ka muuqata ma aha, qofka caadi ahaan wuxuu u malaynayaa marka uu arko riyo galmo iyo raaxo iyo kacsi iwm. ah ku saabsan inay ku fasirmayso galmo ama wax kale la xiriira galmada, sidaas ma aha, xubinta qofka waxay ku jirtaa meel qarsoon oo adag oo aan si sahlan lagu gaari karin labo cajirood ayaa lagu qariyay, marka taabashada xubinta waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto wax adag oo aad raadinaysay.

Exit mobile version