Site icon Daruur درور

Qof ku riyooday mas dhimanaya asoo badbaadinaya

Su’aasha:

Asc saaxibkayga ayaa waxa uu ku riyooday asagoo mas dhiman raba badbaadinaya maskaasina uu cunayo masas dab ku dhax jira kadibna maskii uu bad baadinayay ayaa lugta ka qaniinay Bal ii soo fasira riyadaas  Mahadsanidin.

Qof ku riyooday mas dhimanaya asoo badbaadinaya
Qof ku riyooday mas dhimanaya asoo badbaadinaya

Jawaabta:

Waxaa looga digayaa qof cadow ah uu wax u badan doono inuu kusoo jeesan doono, marka ha iska ilaaliyo dadka uu wax u qabanayo ama dadka uu la saaxiibayo.

Mas hadaad aragto waa qof cadow ah.

Exit mobile version