Qof ku riyooday mas dhimanaya asoo badbaadinaya
Su’aasha:
Asc saaxibkayga ayaa waxa uu ku riyooday asagoo mas dhiman raba badbaadinaya maskaasina uu cunayo masas dab ku dhax jira kadibna maskii uu bad baadinayay ayaa lugta ka qaniinay Bal ii soo fasira riyadaas Mahadsanidin.
