Site icon Daruur درور

Qof hurdada dhaxdeda lagu yiri janada ayad ka shaqaynaysaa

Su’aasha:

Wll .riyo qof hurdada dhaxdeda lagu yiri so bax waxaw maqla hadal bis oo umajedo waxa hadlaya hawo cidla aya lageyay .haxow yiri maxan qaba .waxa lagu yiri janada ayad kashaqeyne meshan wax jogs maleh qofkas wa mamo.

Qof hurdada dhaxdeda lagu yiri janada ayad ka shaqaynaysaa
Qof hurdada dhaxdeda lagu yiri janada ayad ka shaqaynaysaa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas nolol cusub inuu galayo ama safar ayuu aadayaa.

Exit mobile version