Site icon Daruur درور

PM-ka Canada Justin Trudeau oo Masjid ka khudbeeyay

Raisulwasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa wuxuu booqday masjidka SNMC mosque ee ku yaalla magaalada Ottawa ee dalka Canada.

PM-ka Canada Justin Trudeau oo Masjid ka khudbeeyay
PM-ka Canada Justin Trudeau oo Masjid ka khudbeeyay

Muslimiinta si fiican ayay suoo dhoweeyeen, wuxuu uga tacsiyeeyay muslinka dhibka loogu geystay dalka New Zealand. wuxuu sheegay Canada inay muslimiinta qayb ka mid ah ay yihiin bulshada.
sidoo kale inay kaalin ka qaadanayaan dhismaha Canada.
daawo khudbadda oo uu masjidka ka jeediyay.

Prime Ministre Justin Trudeau visiting SNMC mosque, Ottawa. He presented his condolences and support to Muslim community after the terrible massacre happened last Friday at Christchurch, New Zealand.

Exit mobile version