Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka Su’aasha: scw walaal waxaan isku arkaan kulyl daran jirka oo dhan waa i kululaanaa qandhana ma i hayso maxaa keeno kulaylka jirka mala dhihi karaa cudur qarsoon ayaa jira fadlan jawaab wacan Jawaabta: Jirka sababo badan ayaa kulayl u keena qaar waa cudur qaarna waa sababo […]
Riyada qofka oo meel dheer kasoo dhacaayo

Su’aasha: scw qofkii arko asoo guri dheer dhowr dabaq ah kaso dhacaayo maxaa lagu fasiri karaa, wuxuuna soo toosaya asoon soo dhicin laakin qarka u saran inuu so dhaco Jawaabta: Culimada riyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo meel dheer kasoo dhacaayo waa qof ka baqaya arrin muhim u ah oo walwal ku hayso, cabsidaas […]
Riyada labo isku eg inaad ku dhex aragto

Su’aasha: Asc sxb wanku salaamay seetahay nio habeen dhaxdaas ayaan ku riyooday wllky oo askari ah oo qori wato iyo ninkale oo isaga u eg oo isla socdaan oo xaafada noogu yimid markaasa lala fajacaa isku ekaanshaha wllky iyo ninkan ay isku egyihiin hada wllky si rasmi ah askari uma ahan balse dhawaana la qalabeyn […]
Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay Waa sheeko gaaban oo muri weyn xambaarsan: Nin beeralley ayaa faras iska lahaa faraskii wuu xanuunsaday wuxuu u yeeray dhakhtarka xoolaha markuu baaray ayuu yiri: Hadduusan kicin faraska seddex maalmood kaddib waa in la dilaa, waxaa maqlay wan oo meesha joogay, wankii wuxuu u tagay faraska wuxuu u […]
Gacmaha wajiga in la marsado marka la ducaysanayo

Gacmaha wajiga in la marsado marka la ducaysanayo Su’aasha: Wll qofku marka uu ducaysanayo ee uu ducada dhamaysto labada gacmood inuu wajigiisa ku masaxaa ma arrin soo aroortay oo waarid ahbaa mise waa la iska caadaystay. Jawaabta: Qofka marka uu ducaysanayo inuu gacantiisa wejiga mariyo ama ku masaxo culimada way isku khilaafeen qaar waxay qabaan […]
Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah

Quraanka siduu walwalka u daaweeyo qiso dhab ah Culaysyo badan oo dhinacyada nolosha ah ayaan si maalinle ah u dareemayay, inkastoo aanan dhihi karin dhibaatooyin waawayn ayaa I haystay hadana sidaasoo ay tahay marar badan waxaan dareemi jiray diiqad,welwel , walbahaar iyo rajo xumo. Laba waqti ayaan dareemi jiray daganaasho iyo farxad; marka aan masjidka […]
Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor

Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor Su’aasha: Walaal qof raba inuu soomo lkn ka cabsi qaba inuu suxuurta ka dib dhaco intaanu seexan kahor ma suxuuran karaa? Jawaabta: Wax dhib ma laha qofka hadduu soomo asoon saxuur cunin oo casho kaliya uu ku kaaftoomo inkastoo saxuurta ay barako ku jirto qofkana uu ka helayo […]
