Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno

Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno Su’aasha: Asc wll markasto oon cibaadada aan badiyo waswaska ayan igubadan tusaale hadi aalada kuqushuc is irahdha ama Qur’aan akhriskisa bidi ama xuska Alle badi Marki aan yareeyo cibaadada waswaska wuiga yaraada Sababto maxay tahay hadi aan cibaadada kusi dadaalo oon ku adkeysto malaga yaaba inu waswaska igaharo […]
Webka ugu fiican oo xisaabta math-ka lagu xallin karo

Webka ugu fiican oo xisaabta math-ka lagu xallin karo Su’aasha: Ma garanaysaan walaalayaal wabsite aan xisaab kaga shaqeeyo Si aan u hubiyo inay sax tahay iyo inay khalad tahay mahadsanidinn Jawaabta: Waxaan filayaa webkan inuu arrintaas kaa caawin karo waa website xisaabta kaliya loogu talagalay xisaabta math https://www.mathway.com/ Wuxuu leeyahay database aad u ballaaran […]
Juuj iyo wa Maajuuj labo qoom miyaa

Juuj iyo wa Maajuuj labo qoom miyaa Su’aasha: Juuj iyo wa ma juuj ma laba qoombaa mise waa hal qoom. Jawaabta: Juuj iyo Maajuuj waa dad ka soo jeeda Yaafth bin Nuux nabi Nuux (CS) wiilkiisa waa labo ummad oo ku nool adduunka, waxaa lagu xiray meel aysan kasoo bixi karin sida quraanka sheegay, waayo […]
Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka Su’aasha: scw walaal waxaan isku arkaan kulyl daran jirka oo dhan waa i kululaanaa qandhana ma i hayso maxaa keeno kulaylka jirka mala dhihi karaa cudur qarsoon ayaa jira fadlan jawaab wacan Jawaabta: Jirka sababo badan ayaa kulayl u keena qaar waa cudur qaarna waa sababo […]
Riyada qofka oo meel dheer kasoo dhacaayo

Su’aasha: scw qofkii arko asoo guri dheer dhowr dabaq ah kaso dhacaayo maxaa lagu fasiri karaa, wuxuuna soo toosaya asoon soo dhicin laakin qarka u saran inuu so dhaco Jawaabta: Culimada riyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo meel dheer kasoo dhacaayo waa qof ka baqaya arrin muhim u ah oo walwal ku hayso, cabsidaas […]
Riyada labo isku eg inaad ku dhex aragto

Su’aasha: Asc sxb wanku salaamay seetahay nio habeen dhaxdaas ayaan ku riyooday wllky oo askari ah oo qori wato iyo ninkale oo isaga u eg oo isla socdaan oo xaafada noogu yimid markaasa lala fajacaa isku ekaanshaha wllky iyo ninkan ay isku egyihiin hada wllky si rasmi ah askari uma ahan balse dhawaana la qalabeyn […]
Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay Waa sheeko gaaban oo muri weyn xambaarsan: Nin beeralley ayaa faras iska lahaa faraskii wuu xanuunsaday wuxuu u yeeray dhakhtarka xoolaha markuu baaray ayuu yiri: Hadduusan kicin faraska seddex maalmood kaddib waa in la dilaa, waxaa maqlay wan oo meesha joogay, wankii wuxuu u tagay faraska wuxuu u […]
