Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo

Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo Su’aasha: scw cajiraha cucun daran ban ka dareemaa waxan raba maanto dhan inaan xoqo maqaarka gudaha cajiraha wuxuu noqday maqaar adag oo madow daran ah taas cayilka miyaa keenaya oo labada cajirood is xoqaya kareem ma jiraa oo la marin karo oo meesha u roon. Jawaabta: Cayilka cajirada wuxuu […]
Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun

Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun Riyada: Xaaskayga oo aanu hadda is guursaney oo aanaan weli is arag maadaama aanu laba wadan ku kala noolahay waxay ku riyootaa riyo Qof uskag weyn oo fool xun oo lagu khasbayo oo lagu leeyahay waa ninkaagii iyana ay leedahay maaha ninkaygii maxay riyadaasi noqonaysaa. […]
Kaniiniga ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo

Kaniiniga ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo Su’aasha: Asc dr kaniini ma jiraaa caloosha la iskaga yareeyo mahadsanid Jawaabta: Caloosha sababo badan ayaa weyneeya waxaa fiican marka hore inaad ogaato sababka ay la weyn tahay, ma baruur baa mise waa dhibaato ka taagan beerka mise mindhicirada waaweyn, waxaa jira daawooyin badan lagu yareeyo caloosha ama […]
Xubinka taranka dhiig ayaa ka yimaado sigada awgeed

Xubinka taranka dhiig ayaa ka yimaado sigada awgeed Su’aasha: Asc dr su aal aan qabaa tarankayga afkiisa hori ayaa iga xoqmay kadibna dhiig yar ayaa ka imaaday waqtigaasna masturbation ayaan sameeynaayi kadibna waan iska dhaafay masturbation markaa dareemay in tarankayga ibtiisa hori dhaawac iga gaaray hada mudo 1sano waan iska dhaafay lki wali taranka afkiisa […]
Macnaha xadiiska (qofkii saf xiriiriyo Alle ayaa xiriirinaya)

Macnaha xadiiska (qofkii saf xiriiriyo Alle ayaa xiriirinaya) Su’aasha: Walaal sidaan rajaynayo inaad ogtahay waxaa jira xadiith rasuulka lagasoo wariyay oo uu rasuulku kusheegay “qofkii saf xidhiidhiya allah ha xidhiidhiyo qofkii saf gooyana allah ha gooyo” xidhiidhintaa iyo goyntaas allah uu adoonka xidhiidhinayo ama goynayaa maxay noqon kartaa (fasirka) F:G. Xadiisku wuxu kusaabsanyahay safafka salaadda […]
Culeyska qaarka dambe qaliinka dhalmada kadib

Culeyska qaarka dambe qaliinka dhalmada kadib Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxaan ahay umul qalitaan ayaana laygu sameeyay waxan joogaa 23 bari waxaan dareemayaa culays qarka danbe iga saar ood moodo shamiito ama wax aad u culus in ay isaarantahay wlll maxa keeni kara culayskaa in aan dhaco ayaan mararka qaar ka baqi fadhiga habeenki […]
Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa Su’aasha: Asc Caajiska ruuxa usan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa maxa keeno sidee looga baaxa mahadsanid Jawaabta: Wahsiga ama caajiska sababo badan ayaa keeni kara waxaana ugu muhimsan kuwa jirka la xiriira, waxaa ka mid ah vitamino qaar inay jirkaaga ka maqan yihiin […]
