Alle asoo keli ah qaab wadar muxuu u ugu hadlaa

Su’aasha: Asc bahda daruur waan idiin salaamey Salaan kadib walaalayaal waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo suaal maalmahn oo dhan i wareerisey marka aan tafsiirka qur,aanka dhageysanayo waxaan is weydiiya suaal ah انا أنزلنا ilaahey marka uu leeyhy waan so dejiney micnha jamacaas ayaa maskaxdeyda wareeriyey marka wll ii faahfaahi waad mahadsantihiin Jawaabta: Luqadda carabiga iyo […]
Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa Su’aasha: Waswaska soon nadar ah ayan kudibanahay ramadaanka wixi kadanbeeyey ayan isku arkay su’aalo badan OO laidinkaso waydiiyay wan wan arkay keyga wa waali waxyaalo aan macno laheyn xita wan ku waswasaya sida qofkan hadu isalami wayo , hadi rakacadan idafto, hadi sheikh hebal OO kale aan noqon wayo , […]
Caalimkii yahuudiga dagaalkii Uxud ku dhintay miyuu islaamay

Caalimkii yahuudiga dagaalkii Uxud ku dhintay miyuu islaamay Su’aasha: Walaal ninkii yahuudiga ahaa ee la odhan jiray mukhayriiq ee dagaalkii uxud rasuulka lagalay ee kudhintay miyuu islaamay intaanu dagaalka galin mise isagoo yuhuudi ah ayuunbuu nabiga la dagaal galay si uu magaalada madina u difaaaco Jawaabta: Mukhayriiq bin Annadiir مخيريق بن النضير wuxuu ahaa caalim […]
Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo

Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo Su’aasha: Walal fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo ayaanku riyooday Abahayna wakhti hore ayuu geriyooday Alle ha uu naxariste Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u xiistay aabahaaga isagana inuu kaaga baahan yahay duco, marka ha illaawin inaad u duceyso mar kaste aad salaad […]
Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo

Madowga maqaarka cajiraha kareemka lagu baabi’iyo Su’aasha: scw cajiraha cucun daran ban ka dareemaa waxan raba maanto dhan inaan xoqo maqaarka gudaha cajiraha wuxuu noqday maqaar adag oo madow daran ah taas cayilka miyaa keenaya oo labada cajirood is xoqaya kareem ma jiraa oo la marin karo oo meesha u roon. Jawaabta: Cayilka cajirada wuxuu […]
Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun

Riyada gabar nin leh oo ku riyoonayso nin foolxun Riyada: Xaaskayga oo aanu hadda is guursaney oo aanaan weli is arag maadaama aanu laba wadan ku kala noolahay waxay ku riyootaa riyo Qof uskag weyn oo fool xun oo lagu khasbayo oo lagu leeyahay waa ninkaagii iyana ay leedahay maaha ninkaygii maxay riyadaasi noqonaysaa. […]
Kaniiniga ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo

Kaniiniga ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo Su’aasha: Asc dr kaniini ma jiraaa caloosha la iskaga yareeyo mahadsanid Jawaabta: Caloosha sababo badan ayaa weyneeya waxaa fiican marka hore inaad ogaato sababka ay la weyn tahay, ma baruur baa mise waa dhibaato ka taagan beerka mise mindhicirada waaweyn, waxaa jira daawooyin badan lagu yareeyo caloosha ama […]
