Riyada Farta jabsan waa maxay

Riyada Farta jabsan waa maxay Riyada: Asc: Riyada waxaan ku arkay walalkey iga yar oo fartiisa jabsan waliba faraha dhexe mid kamid ah ayaa kajabsaneed oo isbitaal asigoo loosiwada igu danbeysay Fasirka: Riyada jabitaanka farta guud ahaan waxay tilmaamaysaa qofka inay arrimo ka hallaabayaan, waliba arrimo la xiriira qaraabadiisa walaalaha ama faraca awoowaha, sidoo […]
Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka

Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka Su’aasha: Asc waxan raba inaan i sheegtan baabasiirta waxa ay tahay iyo astamaha lagu garto nabraha iyo babasita maxaa farqi ah u dhxeeyo babaasirtu dhiig miyay ledahay daawada ugu fican maxaa la dhihi karaa fadlan faahfhin dheraad iga siya idinkoo ku mahadsan howsha ad dadka u […]
Zayd bin Xaaritha iyo Umu Ayman imisay kala weynaayeen

Su’aasha: Walaal mudooyinkan danbe siirada rasuulka ayaan sigaar ah ubartaa una daraaseeyaa sidoo kale aan akhriyaa, waxa jirta arrin aan fahmi waayay oo aan xoogaa ku wareeray arrintaasina waxay tahay,, ummu ayman (barakah binu thaclaba) iyadaa soo xannaanaysay oo soo korisay rasuulka scw. Waxayna ahayd adoontii nabiga aabihii abdulahi. Hadana dhinac marka lafiiriyo waxa guursaday […]
Alle asoo keli ah qaab wadar muxuu u ugu hadlaa

Su’aasha: Asc bahda daruur waan idiin salaamey Salaan kadib walaalayaal waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo suaal maalmahn oo dhan i wareerisey marka aan tafsiirka qur,aanka dhageysanayo waxaan is weydiiya suaal ah انا أنزلنا ilaahey marka uu leeyhy waan so dejiney micnha jamacaas ayaa maskaxdeyda wareeriyey marka wll ii faahfaahi waad mahadsantihiin Jawaabta: Luqadda carabiga iyo […]
Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa

Waswaaska ciqaab rabani ah miyaa Su’aasha: Waswaska soon nadar ah ayan kudibanahay ramadaanka wixi kadanbeeyey ayan isku arkay su’aalo badan OO laidinkaso waydiiyay wan wan arkay keyga wa waali waxyaalo aan macno laheyn xita wan ku waswasaya sida qofkan hadu isalami wayo , hadi rakacadan idafto, hadi sheikh hebal OO kale aan noqon wayo , […]
Caalimkii yahuudiga dagaalkii Uxud ku dhintay miyuu islaamay

Caalimkii yahuudiga dagaalkii Uxud ku dhintay miyuu islaamay Su’aasha: Walaal ninkii yahuudiga ahaa ee la odhan jiray mukhayriiq ee dagaalkii uxud rasuulka lagalay ee kudhintay miyuu islaamay intaanu dagaalka galin mise isagoo yuhuudi ah ayuunbuu nabiga la dagaal galay si uu magaalada madina u difaaaco Jawaabta: Mukhayriiq bin Annadiir مخيريق بن النضير wuxuu ahaa caalim […]
Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo

Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo Su’aasha: Walal fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo ayaanku riyooday Abahayna wakhti hore ayuu geriyooday Alle ha uu naxariste Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u xiistay aabahaaga isagana inuu kaaga baahan yahay duco, marka ha illaawin inaad u duceyso mar kaste aad salaad […]
