Beebaris muxuu u dilay Sayfuddiin Qutus

Beebaris muxuu u dilay Sayfuddiin Qutus Su’aasha: Ruknudiin baibars maxay ahayd sababtii u dilay seifuddin quts Jawaabta: Guud ahaan dilkiisda waa laysku khilaafay laakin sida loo badan yahay waxaa dilay Beebaris waxayna isku khilaafeen culimada sababta uu u dilay, qaar waxay leeyihiin wuxuu u dilay aargudsi qaarna waxay leeyihiin wuxuu isu arkayay inuu isaga xaq […]
Riyada Dhaqida surwaal cad

Riyada Dhaqida surwaal cad Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday anigo dhaqaayo surwal cad oon xirnaa Fasirka: Waa riyo aad u fiican waxay tilmaamaysaa in xaalkaaga uu wanaagsanaan doono oo aad ka gudbi doonto waxyaalaha niyadda kaa dilaya ama aad ku mashquulsan tahay oo walwalka kugu hayo, riyada waxaa kaloo ay wadataa naag fiican inaad […]
Riyada adeer iyo aabbe oo lacag aan u tuuri rabo

Riyada adeer iyo aabbe oo lacag aan u tuuri rabo Riyada: Asc bahda daruuro wll waxan sexday barqo waxaan ku riyooday anoo magaalo quruxbabadan jooga waxaana imaaday xafada aan islahaa waaqarabo waxa joogay hooyaday oon islahaa waxa u timid dhaqtar markaa hooyo waxan ku dhahay hooyo ina keen waxay dhaday daawàa iitaalee xafadaddu waxagee waxana […]
Riyada wejiga ifiimaya iyo nin weji cad oo ila socdo

Riyada wejiga ifiimaya iyo nin weji cad oo ila socdo Su’aasha: Waxaan ku riyooday aniga oo La’socda nin wajigiisa cad’yahay ama aad moodi wijigiisa in uu baras wajiga ka qabo waxaa na dhex maraysa dood wana lugaynayna meel aan u socono magaranayo anigana waxaa markaas igabaxa iftiin anigoo dhan waan ifayaa sidii uu ii waday […]
Dad markaad aragto Alle ku xasuusinaya taas maxay tahay

Dad markaad aragto Alle ku xasuusinaya taas maxay tahay Su’aasha: Walaal waxaa jira shakhsiyaadka qaarkood oo markaan arko aan ilaahay xasuusto, arintaasi maxay noqon kartaa? F:g: shakhsiyaadkaasi maaha dad Caan ah sida culimada iyo intii lamid ah, balse wa dad iska caadi ah oo bulshada iskaga dhexjira. Jawaabta: Dad waxaa jira oo Ilaahay u dhow […]
Riyada qof waardiye ka ah Madiinada Rasuulka (SCW)

Riyada qof waardiye ka ah Madiinada Rasuulka (SCW) Riyada: Walaal riyo ayaan kuriyooday, riyadaa si marka loo fiiriyo waa riyo cajiib ah oo macno samaynaysa sikale marka loo fiiriyana waxaad moodaa inay tahay riyo waaqica khilaafsan, marka hadii ay fasir leedahay waa sax hadii kalena waad iska dhaafi kartaa akhii. RIYADA : waa aniga iyo […]
Haddii soon badan laygu leeyahay kafaaro ma bixin karaa

Haddii soon badan laygu leeyahay kafaaro ma bixin karaa Su’aasha: Haddii soon badan laygu leeyahay ana rabo inan kafaro sameyo Soonka OO aad ubadan owgii madaama aan markasta maskiin qudiin karin lakin aan lacag leeyahay Soonkana ifuduud yahay maqadan kara shardiga laabad ee soonka ah 3da Malin Mida kale la qasaba in aan xiririyo seddexda […]
