Neefka la gowracayo garmuu xaaraan noqdaa waa maxay shuruudaha

Neefka la gowracayo garmuu xaaraan noqdaa waa maxay shuruudaha

Neefka la gowracayo garmuu xaaraan noqdaa waa maxay shuruudaha Su’aasha: Ilaahay SWT qur,aanka wuxu inoogu sheegay in ehlu kitaabka cuntadoodu xalaal inoo tahay sidoo kale dumarkooda aynu guursan karno haday muxsanaat yihiiin, hadana aayado kale ah ilaahay wuxu inoogu sheegay inaynaan cunin gawrac aan ilaahay magiciisa lagu xusin oo uu yahay fisqi sidaynu la soconana […]

Furiinka hal dalaaq ah naagtii lagu furo saacad kadib mala soo celin karaa

Furiinka hal dalaaq ah naagtii lagu furo saacad kadib mala soo celin karaa

Furiinka hal dalaaq ah naagtii lagu furo saacad kadib mala soo celin karaa Su’aasha: A S C, bahda daruur aad iyo aad ban idin salaamaya, Su’aashan qabo waxa weeyan nin xaaskisa hal dalaaqa ku furay isla hal saaca kadib hadu idhah’do rajac’tu ma sax baa mise ma aha faah faahin iga siiya mahad sanid. Jawaabta: […]

Waqtiga maqribka in la xiro miyaa albaabada iyo daaqadaha

Waqtiga maqribka in la xiro miyaa albaabada iyo daaqadaha

Waqtiga maqribka in la xiro miyaa albaabada iyo daaqadaha Su’aasha: Asc bahda daruuro suaal wataa Maqribka iyo salaada subax in aalbaabda iyo daaqdaha guryaha laxidho sax miyaa mise waa quraafaad Jawaabta: Xadiis saxiix ayaa kusoo arooray waqtiga fiidka ama maqribka oo amraya in albaabada la xirto oo caruurta laga celiyo banaanka wuxuu yiri rasuulka (SCW): […]

Riyada nin ganacsi raadinayo

Riyada nin ganacsi raadinayo

Riyada nin ganacsi raadinayo Riyada: Waxan Ku riyoday nin an hada ka hor kulanay oo ii diray Inan dukan faiido fican laha helo Inan u so raadiyo oo sadax milyan iyo bar u donayo inu Ku ibsado ila afarmalyan lacagta dalka an jogo aniga iyo asaga I wada jogna dukan magaalo dabaqyo dhaadheer iyo asagoo […]

Riyada Waaga oo baryay iyo xayawaanka madaxkutiga

Riyada Waaga oo baryay iyo xayawaanka madaxkutiga

Riyada Waaga oo baryay iyo xayawaanka madaxkutiga Riyada: waxan Ku riyoday anigo xafadayda u soo socdo waxaan arkay black polar bear Qashin wax ka dhex cunayso tagan jidka agmara guriga kadib wan so agmaray waxan so galay gurigi kadib Wardiyada ayan waxan Ku dhahay xir albaabka ama an xiro waxu igu yiri waagi aya baryay […]

Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay

Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay

Waxan Ku riyoday qof hada ka hor I qayanay Riyada: Ninba hada ka hor ganasi na dhexmaray waxu qatay wax uusan xaq u lahayn waxan Ku riyoday asiga iyo nin kale iyo ani o wada fadhino iyo anigo dhahaayo ha ola Hadlin la shekeso ninkan asa sxb tijIbe iyo ani dhahay ma ilowday waxad Samaysay […]

Ninkayga ayaan furiin ka dalbaday naar miyaan ku galaa

Ninkayga ayaan furiin ka dalbaday naar miyaan ku galaa

Ninkayga ayaan furiin ka dalbaday naar miyaan ku galaa Su’aasha: Asc sh waan kusalamay sheekh waxaan raba bal in aad iisheegto danbigan intuu dhanyahay waxan ahaa gabaryar oon garadkeedu ku filayan waxan laheshiiyay wiil madiya oo abahii kalidii dhalay hooyadana lahayn aana isku dah ahayn markii waa laysu keen maheriyay lkn niman qaar qarabadiisa yahiin […]