Al shabaab in lala dagaalamo xaq miyaa

Al shabaab in lala dagaalamo xaq miyaa Su’aasha: Al shabaab waxay sheegaan inay jihaad kula jiraan dowlada islamarkaana dalka ay ku soo duuleen gaalo rabta inay dadka iyo diintaba fasahaadiyaan sidaasna waxay ku sheegteen inay u banaan tahay daadinta dhiigooda cidii dowlada la macaamiisha dhinaca kalana dowladu Al shabaab waxay ku sheegeen qawaarij fidno badan […]
Waxaan ku riyooday wiil an saaxib nahay gabar geedkiisa u dhuuqaysa

Waxaan ku riyooday wiil an saaxib nahay gabar geedkiisa u dhuuqaysa Riyada: A S C, wll waxan ku riyooday aniga iyo saaxibkay o isla joogna aye gabadh u imaatay gabadhaas aniga iyo saaxibkayba wax xirir ah inagama dhaxeeyo lkn aqoon unbaan isku lee nahay markay gabadhi intay u timid marka hore dhar’keegi bay iska wada […]
Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa

Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa Su’aasha: SC waxan rabaa inaad ii shegtan saliid macsarada timaha waxa ay tarto, gabdho badan ayaan ka helin inay timaha marsadaan, waxay raadiyaan saliidaha sijilaatada ah oo dibadda laga keeno, waxaan rabaan haddi ay waxtar leedahay saliid macsarada inaad iiso shegtaan. Jawaabta: Saliid macsarada waxay ka mid tahay […]
Hadalka hurdada dhexdeeda maxaa keeno maxaana daawo u ah

Hadalka hurdada dhexdeeda maxaa keeno maxaana daawo u ah Su’aasha: Walaal markaan hurdayo waxaa la idhahay waxaad soo bixisaa cod oo ah mmmm.. mmmm… yacnii uusan kaarida , khuurida kaasi maahin , mararka qaarna waan isla sheekeystaa wll maxaa waaye waxaasi maxaase sameeyaa si aan u joojiyo ? Mahadsanid Jawaabta: Qofka inuu dhawaaq ama hadal […]
Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga

Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga Su’aasha: Asc wllyaal. Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga iyo Laatiin? Mahadsanid Jawaabta: Gariiga waxaa lagu tiriyaa ummadaha dunida ugu horreeyay dhanka cilmibaarista, xataa carabta waxay cuskadeen buugaagta ay qoreen culimada Gariiga, sidoo kale reer galbeedka aad ayay u cuskadeen marka […]
Sida xayeysiinta Youtube loo joojiyo

Sida xayeysiinta Youtube loo joojiyo Su’aasha: scw waxan raba inan daawado YouTube xayeysiin la’aan ma jiraa barnaamij arintaas i surtaglin kara haddi uu jiro app ama qaab aan ku reebi karo xayaysiitna YouTube ii shega idinkoo mahadsan. Jawaabta: Dad badan ayaa dhibsada inay daawadaan xayeysiinta YouTube laakin ma awoodaan inay ka joojiyaan muuqaalka ay daawanayaan. […]
Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen

Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen Riyada: Asc maxaa lagu fasir gabar haday ku riyoto iyadoo ilka ka daateen oo gacanta ku hayso waxaa daatay afrta ilka kore gacanta ayay ku sida fasikkea muxu noqonaya waa gabar wali an la gursan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa niyadjab iyo murug oo ay kala kulmayso […]
